About Us
Yuukey FX
Waxaa ahay qof suuqa forex iyo cypto qibrad u leh wax ka badan 5 years waxaa isticmaalaa ICT Concept, waxaa soo saaray in ka badan 200 arday kuwaas oo suuqa ku guuleystay.
What You Will Get
ICT Mentorship: waxaa helesa full course ,Live zooming lesson iyo live trading
ICT Self-Study: waxaa helesa video yal diyaarsan waliba qiimo said u jaban lkn wax maclin ku hagaayo ma jiro oo adiga macalin isku noqonayo
ICT Advanced( Gacan fadhisin) qeybtan kaliya waxa ee anfacesa dadka Advanced ka eh suqa mostly fahansan lkn ku dhiban inee suuqa lacag eek a sameyan.